Wararkii u dambeeyey qabanqaabada doorashada Madaxweynaha Somalia

Waxaa socda diyaargarowga doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya, taas oo la filayo inay qabsoonto maalinta Axadda ee 15-ka May. In ka badan 30 musharax ayaa illaa haatan la guddoonsiiyey shahaadooyinka u ogolaanaya inay u tartamaan kursiga madaxweynaha Soomaaliya. Guddida Doorashada ee labada gole ee loo xilsaaray doorashada madaxtinimada ayaa xalay sheegay in 4:00 galabnimo ee maalinta … Continue reading Wararkii u dambeeyey qabanqaabada doorashada Madaxweynaha Somalia